• ×

العقيدة الميسرة من الكتاب العزيز والسنة المطهرة - صومالي - SOMALI

العقيدة الميسرة من الكتاب العزيز والسنة المطهرة - صومالي - SOMALI

Sidaas awgeed ayaa kitaabkaan caqiidada ahi wuxuu noqday mid u dhexeeya kutubka aadka u balaaran iyo kuwa aadka u kooban, isagoo ku tilmaaman inuu cad yahay isla markaasna uu sahlan yahay, si dadadka muslimiinta ahi ay awood ugu yeeshaan inay wax ku dheefaan oo ku intifaacaan, sidoo kalena u suurto gasho in lagu gaaro dantii laga lahaa oo ahayd in ay dadku si guud u bartaan caqiidadii salafka iyadoo lagu soo bandhigayo qaab sahlan, si macquul ahna loo nidaaminayo.Waxaana aan u bixiyey kitaabkaan “Caqiidada fudud ee laga soo qaatay kitaabka iyo sunnada”.

Allaah Ayaan waxan waydiisanayaa inuu ka dhigo mid isaga oo kali ah loola jeedo oo aysan cidna la wadaagin, uuna ka dhigomid anfaca adoomadiisa. Ilaaheey ha ku salliyo oo salaamo Nabigeena Muxamad ah iyo ehelkiisa iyo asaxaabtiisa oo dhan.

W/Q Dr Axmad bin C/raxmaan Alqaadi

روابط التنزيل


 5  0  0  86  12-18-1443 05:20 مساءً
جميع الأوقات بتوقيت جرينتش +3 ساعات. الوقت الآن هو 08:49 صباحًا الخميس 14 جمادي الأول 1444 / 8 ديسمبر 2022.